Kobci Awoodahaaga Gudaha

Uncategorized
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Waxaan u noolahay si aan u ilhaamiyo oo aan u horseedo dadka kale si ay ugu noolaadaan nolool fiican iyo xorriyadda maaliya iyo si ay usameeyaan waxay jecel yihiin, kuna raaxaystaan hodontinimda xagga ruuxda ah. Farxaddayda ugu weyn waa markaan dhex joogo dadka ku baraarugsan inay gaadhaan yoolal sare. Ma jiro wax iga farxiya oo aan ahayn dhiirigelinta kuwa kale si ay u sameeyaan
Talabooyinka ay rabaan noloshooda iyo ganacsigooda oo ay rabitaankooda u beddelaan xaqiiq.

What Will You Learn?

  • Naftaada Baro – Yaa tahay? Maxaa kugu shaqeeya?
  • Awooda Fikirka Wanaagsan
  • Xakamaynta Dareenka iyo Stress-ka
  • Himilada iyo Himilaynta Nafta
  • Tababarka Maskaxda (Mental Fitness)
  • Awoodda Diiradda iyo Joogtaynta
  • Kalsooni-nafeed iyo Hadalka Nafta (Self-talk)
My Cart
Wishlist
Recently Viewed
Categories